KALFADHIGA BAARLAMAANKA JFS OO…
GUDOOMIYEYAASHA LABADA AQAL EE BAARLAMAANKA JAMHUURIYADDA FEDERAALKA SOOMAALIYEED.
(MUQDISHO)-Waxaa maalmihi la soo dhaafay dhex hehaabayey baraha ey ku kulmaan bulshada warar sheegayo inuusan qabsoomi doonin kalfadhiga baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliyeed waxaane loo sababeeyey dagaaladda ka socdo qeybo ka mida dalka gaar ahaan maamuladda H/shabeele iyo G/Mudug dagaaladaas ayaa waxaa looga soo horjeedaa joogitaanka Alshabaab ee degaanadaas waxaane laga saaray Alshabaab dhul aad u balaaran. Kalfadhigii koobaad ee labada aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliyed ayaa waxa uu furmay 14/4/2022-ka,waxa uuna soo xirmay 25/8/2022-ka,hadaba qoraalka ka soo baxay Gudoonka Labada Aqal ayaa lagu sheegay inuu furmi doono Kalfadhiga Labaad ee labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliyeed.
DIYARIYE-ABKEY(SOMALIA).