SEDDEX SHAQAALE OO KA TIRSAN HAYADDA MSF OO LAGU DILAY ITOOBIYA.

4738.jpeg

Agaasimaha guud ee hayadda Takhaatiirta aan Xuduudka lahayn(MSF) Marta Canas ayaa sheegtay in la dilay seddex ka tirsan shaqaalaha(MSF) maalintii Jimcaha weerarka lagu dilay dadkaan ayaa waxa uu ka dhacay gobolka waqooyi ee dalkaas Itoobiya ee Tigray,seddexda qofood ee la dilay ayaa kala ah Maria Hernandez oo ahayd isku duwaha hawlaha deg dega ah,Yohannes Haleform Reda kaaliyaha isku duwaha iyo darawalkoodii oo la yiraahdo Tedros Gebra Mariam. XIGASHO MSF NEWS.

RIIX HALKAAN.

Previous
Previous

AFDUUBAYAASHII XAFSA LUQMAAN OO LA SOO QABTAY.

Next
Next

300-KENYAN AH OO ISAGA TEGAY ALSHABAAB AYAA ISU DHIIBAY….