300-KENYAN AH OO ISAGA TEGAY ALSHABAAB AYAA ISU DHIIBAY….
Tan iyo markii eey ciidamadda Kenya soo galeen gudaha dalka soomaaliya kana mid noqdeen ciidamadda nabad ilaalinta ee midawga afrika(AMISON) waxaa ku bilawday weerar aan kala go’olahayn eey ku qaadayaan kooxda Alshabaab,weeraradaas ayaa waxaa ku naf waayey dad fara badan waxaane ku burburay hanti aad u fara badan,inta badan weeraradaas ayaa waxa eey ka dhacaan goboladda Mandheera iyo Mombasa waxaane intaas dheer in Alshabaab askareeyeen dhallinyaro reer Kenya ah oo eey la soo deristay shaqo la’aan kuwaasoo ee soo jiidatay furasdda Alshabaab u fidisay,waxase hadda dhacday in xukuumadda Kenya guul xoog leh ka gaartay sidii eey u soo jiidan lahayd dhallinta reer Kenya ah ee ka dhinac dagaalamayso Alshabaab waxaane la soo sheegaa in dhallinyaro tiradooda lagu sheegay ilaa seddex boqol oo reer Kenya ah isu soo dhiibeen ciidamadda la dagaalanka argagixisadda ee dalkaas Kenya dhallinyaradaas ayaa intooda badan eey ka soo jeedaan gobol xeebeedka Mombassa.XIGASHO ANADOLU.