MUSLIMIINTA KENYA OO CODSI U DIRAY…

thumbs_b_c_a0bc1e830f4219159c446b69ec3cca72.jpeg

Jimcadii shalay ahayd ayey muslimiinta Kenya waxa eey codsi u direen baarlamaanka waxa eeyna codsigooda kaga hadleen afduubka iyo dilka baahay ee lala beegsanaayo soomaalida-kenya kuwaasoo laga dalbanaayo lacag madax furasha ah. Xasan Ole Naado oo ah madaxa golaha Muslimiinta Kenya ayaa waxa uu warqad u qoray dhammaan gudiyadda baarlamaanka eey khusayso arrintaan soo korortay,sida eey sheegtay warbaahinta maxaliga ah waxaa la waayey todobo qofood eey ku jiraan shan dumar da’ayar ah iyo laba raga,waxaane la helay meydka mid ka mida raga la waayey,waxane la soo badbaadiyey laba waxaane weli maqan afar. XIGASHO ANADOLU.

RIIX HALKAAN.

Previous
Previous

300-KENYAN AH OO ISAGA TEGAY ALSHABAAB AYAA ISU DHIIBAY….

Next
Next

WEERAR MINDI LOO ADEEGSADAY OO KA DHACAY JARMALKA.