AFDUUBAYAASHII XAFSA LUQMAAN OO LA SOO QABTAY.
Dembi baarayaasha dalka Kenya ayaa ku guulaystay ineey gacanta ku soo dhigaan laba qofood oo ka dambaysay afduubkii loo gaystay Xafsa Maxamed Luqmaan oo ah geber 23-jir ah goob ganacsina ku leh magaaladda soomaalidu caanka ku tahay kuna taalo dalka Kenya ee Isli,Xafsa Luqmaan ayaa goobteeda ganacsi laga afduubay maalin Talaada ah kuna beegneed 15/6/2021-ka,afduubayaasha Xafsa Luqmaan ee la soo qabtay ayaa kala ah Jackson Njogu oo 24-jir ah iyo Xafsa Cabdi oo 21-jir ah waxaane labadaan qofood laga soo qabtay halka la yiraahdo Crystal view. XIGASHO THE STANDARD.