SARKAAL LIIBIYAN AH OO LA SAARAY CUNAQABATEYN.

(LIIBIYA):Dalka Maraykanka ayaa maanta oo Jimca ah(29/10/2021)-ka waxa uu cunaqabateeyn saaray sarkaal reer Liibiya ah kaaso uu Maraykanku ku edeeyey inuu xadgudub iyo Jirdilba u geeystay dadka Muhaajiriinta ah soona galay dalka Liibya ee ku sugan xarunta lagu haayo Muhaajiriinta.Sida lagu sheegay qoraalka ka soo baxay dawladda Maraykanka waxaa cunaqabateeyn la saaray ninka lagu magacaabo Osama Alkuni kaaso madax ka ah xarunta lagu haayo dadka Muhaajiriinta ah ee ku taalo galbeedka dalka liibiya,dad Muhaajiriin ah kuna sugnaay xarunta uu madaxda ka yahay Osama Alkuni ayaa sheegay in lagu sameyey Jirdil,galmo,dhibaateyn ku saleeysan jinsiga iyo tahriibin.XIGASHO MEMO.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

HAWEENEY DHAQAALE U URURISAY ALSHABAAB OO…

Next
Next

MARAYKANKA OO CUNAQABATAY SAARAY RAG REER LIBNAAN AH.