SAMAYNTA HUBKA EE DALKA MARAYKANKA OO KORORTAY.
NUUCA HUBKA EEY KORODHAY SAMEEYNTIISA DALKA MARAYKANKA.
(USA)-Tirada sameeynta qori ee dalkaas Maraykanka ayaa kor u kacday seddex laab marka laga soo bilaabo sannadkii-2000 sida lagu xusay warbixin eey soo saartay xukuumadda Maraykanka.Xafiiska dalka Maraykanka u qaabilsan Khamriga,Tubaakadda,Hubka iyo Waxyaabaha qarxo(ATF) ayaa sheegay hayadda qaabilsan la socdka qori sameeyntiisa iyo sii gudbintiisa ayaa sheegtay in qoriga la sameeyey sannadkii 2020-kii uu dhan yahay 11,302,827-qori tiradaas oo ugu dhawaan ah mid seddex laab ku ah qorigii la sameeyey sannadkii 2000 kaaso dhammaay 3,932,734-qori. Shacabka Maraykanka ayaa kordhay 18% labaatan sano gudaheeda taaso macnaheedu yahay in la sameeyey qoryo ka badan tirada dadka ee waqtigaas,sannadkii 2000 tobankii kun oo qofood oo Maraykan ah waxa eey heesteen 1,397-qori kaliyah kora ayey u kacda haysashada hubka waxa eeyna gaartay in tobankii kun oo qofood heestaan 3,410-qori sannadkii 2020-kii.
ISHA WARKA ANADOLU.