SALDHIG QARSOODI AH OO LAGA…
(SAWIRKA)-MAGAALADDA NEW YORK.
(NEW YORK)-Laba qofood ayaa la xiray kuwaaso ku edeysan iney kaalmeynayeen abuuridda saldhig boolis oo qarsoodi ah gudaha magaaladda New York ee dalka Maryakanka, dadkaan ayaa gacan saar la leh xukuumadda Shiinaha,in ka badan 36-sarkaal ahne boolis u dhashay dalka Shiinaha ayaa lagu edeeyey ineey isticmaalaan baraha bulshada si ey u dhibaateyaan dadka Mucaaradka ku ah xukuumadda Shiinaha kuna nool gudaha dalka Maraykanka,sidaas waxaa sheegtay Wasaaradda Cadaaladda ee Maraykanka maanta oo Isniin ah(17/4/23)-ka.
ISHA WARKA AP.