NATO OO TALAABO KA QAADAY…

(SAWIRKA)-DIYAARADAHA DAGAALKA EE NATO.

(LONDON)-Diyaaradaha dagaalka ee dalalka Ingiriiska iyo Jarmalka ayaa joojiyey diyaaradaha dagaalka ee dalka Ruushka iyo diyaaradda kale oo ku sugnaay badda Baltic maanta oo Isniin ah(17/4/23)-ka,waxaa gobolka ka socday hawlgal ey sameeynayaan booliska hawada ee NATO,booliskaan ayaa isagana waxa uu ku biiray joojinta diyaaradaha Ruushka oo loo malaynaayo iney rabeen iney basaasaan saldhiga ciidamadda cirka ee NATO.

ISHA WARKA AA.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

SUUDAAN IYO DAWLADIHII SOO MARAY.

Next
Next

SALDHIG QARSOODI AH OO LAGA…