SHIL DAD KU DHINTAY OO KA DHACAY…

(SAWIRKA)-BASKII GALAY SHILKA.

(NAIROBI)-Ugu yaraan toban qofood ayaa ku dhimatay gudaha dalka Kenya ka dib markii Bas ey ku safraayeen uu ka baxay wadada ,Baska ayaa dhawr jeer iska daba gadoomay koonfurta Kenya,sidaas waxaa laga soo xigtay ciidamadda booliska maanta oo Axad ah(16/4/23)-ka. Dadka saarnaay Baska ayaa la soo sheegay ineey ka soo laabteen magaala xeebeedka ee Mombasa halkaaso ey u aadeen si ey uga qeybgalaan duug ka dhecaysay Tuulada Mawatata ee degmada Taita Taveta habeenkii Sabtida.

ISHA WARKA AP.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

SALDHIG QARSOODI AH OO LAGA…

Next
Next

DAB QABSADAY DHISMO KU YAALO DUBAI…