SAFIIRKII TALYAANIGA U FADHIYEY KOONGO DIMUQARAADI OO LA DILAY.

_117138876_hi065859353.jpg

Waxaa maanta dalka Jamhuuriyadda Dimuqaraadiga koongo lagu dilay safiirkii dalka Talyaaniga u fadhiyey ka dib markii eey koox si aad hubaysan eey weerar ku soo qaadeen,safiirka talyaaninga ee Koongo Mr.Luca attanasio ayaa waxa la socday ciidamo Talyaani ah waxayna booqasho ugu socden magaalo ku taalo bariga dalkaas Koongo. Dalka Jamhuuriyadda Dimoqaraadiga Koongo ayaa waxaa ka taagan dhibaato coolaadeed oo aad xun waxaane qeybo ka mida dalkaas Koongo ka jirto baahi iyo macluul waane tan keentay in safiirka Talyaaniga raaco koox ka socotay UN-ka oo u safraysay bariga dalkaas Koongo gaar ahaan halka loo yaqaano Goma,WFP ayaa waxa eey xarun ku lahayd Goma waane meesha safiirku ku wajahnaay ka hor int aan la dilin isaga iyo labadii askeri ee ilaalada u ahayd una dhalatay talyaaniga. XIGASHO WAKAALADAHA.

RIIX HALKAAN.

Previous
Previous

JAHWAREERKA KA JIRA SIYAASADEED EE KA JIRA SOOMAALIYA.

Next
Next

SOOMAALIYA OO WAJAHAYSA BURBUR KALE OO MURUGA LEH.