RUUSHKA OO GENTAAL KU DHUFTAY GOOB..

GOOB GANACSI EE RUUSHKU GENTAALKA KU DHUFTAY.

(YUKRAYN)-Ciidamadda dalka Ruushka ee ku soo duulay dalka Yukray ayaa maanta oo isniin ah waxa eey gentaal ku dhufteen goob laga suuqeysto kuna taalo magaaladda Kremenchu ee gobolka Poltava,waxaane goobtaa ganacsi u suuqeysi taga dad gaaraayo ilaa 1000-qofood sidaas waxaa sheegay Madaxweynaha dalka Yukrayn Zelenskyy.

ISHA WARKA AA.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

8-DIBLOMAASI OO GIRIIG AH OO LAGA CEYRIYEY…

Next
Next

TURKIGA OO QABTAY BASAAS REER GIRIIG AH.