TURKIGA OO QABTAY BASAAS REER GIRIIG AH.
BASAAS GIRIIG AH.
(ANKARA)-Hayadda sirdoonka dalka Turkiga(MIT) ayaa gacanta ku dhigtay nin eey sheegeen inuu basaas u yahay dalka Giriiga kana tirsan yahay hayadda sirdoonka dalka Giriiga(EYP). Natiijadii ka soo baxday baaritaankii lagu sameeyey ninkaan basaaska ah eeyna soo saartay hayadda sirdoonka dalka Tutrkiga(MIT) ayaa lagu sheegay in ninkaan uu si hoos ah ula shaqeynaayey sirdoonka dalka Giriiga(EYP) gaaar ahaan waxa uu sirta la wadaagi jiray nin la yiraahdo Maxamed Amar Ampar una dhashay dalka Giriiga si uu u siiyo sirta dalka Turkiga,wa sida eey sheegeen hayadaha amniga dalka Turkiga.
ISHA WARKA AA.