RUUSHKA OO AAN LUG KU LEHEYN AFGEMBIGA…

(SAWIRKA)-AQALKA CAD EE MARAYKANKA.

(USA)-Ma jiraan tilmaamo muujinaayo in dalka Ruushka uu ku lug leeyahay afgembiga ey ciidamadu ku sameeyeen Madaxweynaha loo doortay si Dimuqaraadi ah sidaas waxaa sheegay afhayeenka amniga Qaranka ee Aqalka cad ee Marayknka mar wax laga weydiiyey in dalka Ruushka uu raad xoogan ku leeyahay waxa hadda ka socdo dalka Niger ee dhaca Afrikada Galbeed. Dalka Niger ayaa waxaa ka dhacay afgembi aan dhiig ku daadan ey sameeyeen ciidamadda ilaaladda Madaxtooyada,waxaane ilaa hadda xabsi guri gudaha Madaxtooyada uga jiro Madaxweynihii la afgembiyey.

ISHA/AA.

HALKAN KA SII AKHRISO.

Previous
Previous

ALSHABAAB AYAA KENYA KU DISHAY LABA RUUX.

Next
Next

MURAN KA TAAGAN YURAANIYUMTA DALKA NIGER.