MURAN KA TAAGAN YURAANIYUMTA DALKA NIGER.

(SAWIRKA)-CIIDAMADDA DALKA NIGER.

(NIAMEY-NIGER)-Afgembigii mileteri ee ka dhacay dalka Niger 26/7/23-ka ayaa la dul saaray calaamatu su’aal ku saabsan hawsha Yuraaniyumka dalka Niegr waxa ey ku dambayn doonto. Curiyaha birta ah ee leh tamarta shucaaca loo isticmaalo ujeedooyin fara badan eyna ka mid yihiin daaweynta cudurka Kansarka,badaha,warshadaha ciidamadda iyo tamarta nukliyeerka. Dalka Niger ayaa ah dal alle ku maneystay tiro badan aadne u sareyso oo ah macdanta Yuraaniyuumka,sannadkii tegay 2022-kii dalka Niger waxa uu soo saaray Yuraaniyuum dhan 2,020-tan sida laga soo xigtay hayadda Nukliyeerka adduunka.

ISHA/AA.

HALKAN KA SI AKHRISO.

Previous
Previous

RUUSHKA OO AAN LUG KU LEHEYN AFGEMBIGA…

Next
Next

DALKA NIGER KA ADKAYSAN KARAA CUNAQABATEYN?