DALKA NIGER KA ADKAYSAN KARAA CUNAQABATEYN?

(SAWIRKA)-CIIDAMADDA AFGEMBIYEY MADAXWEYNIHII NIGER.

(NIAMEY-NIGER)-Maalmihii la soo dhaafay waxa dalka Niger ee dhaca Galbeedka Qaaradda Afrika ka dhacay Afgembi ey hogaaminayeen ciidamadda ilaaladda Madaxtooyada,Afgemniga ayaan wax dhiig ah uusan ku daadan,saraakiisha hogaamineysay Afgembiga ayaa Jimcihii sheegay iney yeesheen hogaamiye dalka si ku meel gaar ah u sii hogaamiyo. Maraykanka,Ingiriiska,Midawga Yurub,Midawga Afrika iyo dalka Faransiiska oo soo gumaystay dalka Niger ayaa intuba sheegay ineey joojiyeen kaalmadii ey siinaayeen dalka Niger.

ISHA/AA.

HALKAN KA SII AKHRISO.

Previous
Previous

MURAN KA TAAGAN YURAANIYUMTA DALKA NIGER.

Next
Next

IMAARAATKA CARABTA IYO MUSLIMIINTA YURUB.