ALSHABAAB AYAA KENYA KU DISHAY LABA RUUX.

(SAWIRKA)-CIIDAMADDA SOMALIA.

(NAIROBI)-In ka badan lixdan dagaalyahan kana tirsan kooxda Alshabaab ee Soomaaliya ayaa maanta oo Talaada ah(1/8/23)-ka waxa ey bartimmaamedsadeen dad shacab ah gudaha degmada Lamu ee Gobolka Waqooyi-bari ee Kenya,Alshabaab ayaa weerarka ku dishay laba qofood waxa eyna ku dhaawacday toban kale. Qoraal ka soo baxay Wasiirka Arrimaha Gudaha dalka Kenya Kithure Kindiki maanta oo Talaada ah ayaa lagu xaqiijiyey in weerarku uu ka dhacay jidka mashquulka badan ee Garsen-Witu ee degmada Lamu taaso 241-kilomitir u jirta magaaladda Caasimadda ah ee Nairobi,magaaladaan ayaa Waqooyi Bari kaga beegan Nairobi.

ISHA/AA.

HALKAN KA SI AKHRISO.

Previous
Previous

MIDAWGA AFRIKA IYO MARAYKANAKA OO KA …

Next
Next

RUUSHKA OO AAN LUG KU LEHEYN AFGEMBIGA…