REYSAL WASAARADDA FINLAND OO…
RW-SANA MARIN.
(DENMARK)-Reysal Wasaaradda dalka Finland ayaa waxa eey raaligelin ka bixisay sawirkeeda ah oo la soo dhigay baraha bulshada,sawirkaaso muujinaayey amaba laga arkaayey laba dumar ah oo is dhunkanaayo. Sawirka eey ka soo muuqatay Reysal Wasaaradda Finland ayaa dibadda yimid ka dib markii la arkay video eey ka soo dhex muuqatay RW-Sana Marin oo dheeleysa qoob ka ciyaar lana heeseysa asaxaabteeda,arrintaan ayaa qabsatay dhammaan baraha eey ku kulmaan bulshada waxa eey fadeexo ku noqotay RW-Sana Mari.
ISHA WARKA AP.