USA:ASKAR BOOLOS AH OO DEMBI…

RAYSHARD IYO BOOLISKA.

(USA)-Dalka Maraykanka waxaa ka dhaco iska horimaadyo dhexmara ciidamadda booliska iyo dad hubaysan iska horimaadyadaas waxa eey sababaan dhimasho iyo dhaawac soo kala gaaro labada dhinac,hadaba laba nin oo cadaan ah kana tirsan ciidamadda booliska ee magaaladda Atlanta ee gobolka Georgia ee dalkaasi Maraykanka ayaa waxa uu sannadkii 2020-kii iska horimaad dhexmaray nin madaw ah lana yiraahdo Rayshard Brooks waxaane iska horimaadkaas ku dhintay ninkii madawga ahaay Rayshard oo 27-jir ahaay,dacwadda arrintaan oo soo jiitamaysay in muddo ah ayaa maalintii shalay oo Talaada ahayd soo afjarantay waxaane dembi lagu waayey labadii nin ee cadaanka ahaay kana tirsanaay ciidamadda booliska magaaladda Atlanta ee gobolka Georgia ee dalkasi Maraykanka.

ISHA WARKA AP.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

REYSAL WASAARADDA FINLAND OO…

Next
Next

NAYJERIYA OO DIB U HESHAY LACAG..