REWSHE QAASIM WAA 136-JIR,MAXAY KA CABANAYSAA?

(SAWIRKA)-136-JIR KU DHIBATEYSAN XERO QAXOOTI.

(DUHOK-IRAQ)-Haweeney ka soo jeedo dadka laga tirada badan yahay ee dalka Ciraaq ee Yazidi degaan ahaana degan Waqooyiga dalka Ciraaq gaar ahaan gobolka Sinjar dhalatayne 1887-dii kana baxsatay degaankeed sagaal sano ka hor ka dib markii ey soo weerareen kooxda aragaixisada Daacish,laakinse haweyneydan ayaa sii wadatay nolosheeda ayadoo ey ku gadaaman yihiin xaalado adag gudaha xero Qaxooti eyna ku sugan yihiin aragaixisada PKK kuna dhextaal magaaladdii ee u dhalatay. Haweeneydaan136-jirka ah ayaa sheegtay iney ku nooshahay nolol caadi ah gudaha Gobolka Sinjar ee dalka Ciraaq, Rewshe Qaasim Xuseen waxa ey doonaysaa iney ku qaadato maalmaha nolosheeda ka haray dhulka awooweyaasheeda, Rewshe ayaa la nool qoyska wiilkeed gudaha xerada Qaxootiga Sharya kuna taalo gobolka Duhok ayaa Wakaaladda Wararka Anadolu u sheegtay dhibaatada nololeed ee ku haysato xerada Qaxootiga iyo sida ey u lumisay hoygeeda ey ayada iska laheed.

ISHA/AA.

HALKAN KA SI AKHRISO.

Previous
Previous

ECOWAS OO WEERAR KU AH…

Next
Next

RUUSHKA IYO AFRIKA OO CODSADAY…