RUUSHKA IYO AFRIKA OO CODSADAY…

(SAWIRKA)-MARAAKIIBTA KU XAYIRAN BADAHA YURUB.

(MOSCOW)-Dalka Ruushka iyo hogaamiyeyaasha todobo dalka oo Afrikaan ah ayaa Qaramada Midoobe ugu baaqaya iney qaado talaabo muhiim u ah sidii loo siin dayn lahaay 200-kun tan oo Bacriminta Ruuska ah kuna xayiran dekadaha Yurub,hogaamiyeyaasha Afrika ayaa codsaday in Qaramada ey si dhaqsi ah u sii dayso bacrimiyeyaasha si loo gaarsiiyo Qaaradda labaad ee adduunka ugu weyn. Qoraal ey si wadajir ah u soo saareen dalka Ruushka iyo madaxda todobo dal oo Afrikaan kalana ah”Masar,Komooro,Koongo,Senigal,Ugaandha iyo Zambiya”ayey ku codsadeen in si dhaqsi ah loo sii daayo Qamadiga iyo Bacrimiyeyaasha ku xayiran dekadaha Yurub.

ISHA/AA.

HALKAN KA SII AKHRISO.

Previous
Previous

REWSHE QAASIM WAA 136-JIR,MAXAY KA CABANAYSAA?

Next
Next

HAWENEY REER IRAAN AH OO GUBTAY…