RECEP TAYYIP ERDOGAN OO DIB LOO…
SAWIRKA MADAXWEYNE ERDOGAN.
(ANKARA)-Hogaamiyeyaasha wadamadda Qadar Soomaaliya Pakistan iyo Hungary ayaa noqday hogaamiyeyaashii ugu horeeyey ee u soo hambalyeyo Madaxweyne Reccip Tayyip Erdogan kaaso hogaaminyaao doorashada ku celiska ah ee lagu kala adkaan waayey todobaadkii tegay ee ka dhacday dalka Turkiga. Hogaamiyeyaashaan ayaa Erdogan ugu hambalyey guusha uu gaaray xisbigiisa Horumarinta iyo Cdaalada doorashada dalka Turkiga ee la qabtay maanta oo Axad ah(28/5/23)-ka. Masuuliyinta ayaa Madaxweeyne Erdogan u rajeeyey inuu ku guulaysto houmarinta shacabka dalka Turkiga. Madaxweynaha DFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka mid noqday madaxda u hambalyeysay Madaxeyne Erdogan doorashada dhacday Maanta.
ISHA WARKA AA.