LA TALIYIHII GODANE OO ISU SOO DHIIBAY…
ABU SAACID.
(MUQDISHO)-Hayda Sirdoonka iyo Nabad Sugida Qaranka Soomaaliyeed(NISA) ayaa sheegtay inuu isu soo dhiibay C/raxmaan Macallin Axmed magaciisa afgarashadana uu yahay Abu Saacid ama Shariif. Abu Saacid ayaa xubin sare ka ahaay ururka Alshabaab waxa uuna ahaay la taliyaha hogaamiyihii hore ey khaarijisay dawladda Maraykanka Axmed Godane. NISA ayaa sheegtay in Abu Saacid 16-kii sano ee la soo dhaafay soo noqday masuul aad muhiim ugu ah kooxda Alshabaab waxa uuna soo noqday Qaadiga qaado dacwooyinka Maxkamada Gobolka Banadir ee kooxda Alshabaab waxaa kaloo uu horay u soo noqday madaxii Zakawaatka ee gobolka Shabeelada hoose iyo ku xigeenka madaxa Zakawaatka guud ee kooxda Alshabaab.
ISHA SB-MEDIA.