RAG LAGU TUHUNSANAAY ARAGAGIXISO OO XABSIGA LAGA SII DAAYEY.
Seddex rag ah oo asbuucii hore loo xiray tuhmo ah ineey ka tirsan yihiin kooxo aragagixiso ah ayaa maanta oo Jimca ah(20/8/2021)-ka laga sii daayey xabsiga ka dib markii la waayey cadeeymo ku filan oo lagu maxkamadayn karo,ragaan xabsiga laga sii daayey ayaa kala ah Maxamed Elhosseyni(MASRI),Mustafa Cabdi Saciid(Somali-kenya) iyo Maxamed Maxamed Cabdullaahi(Somali-kenya),booliska la dagaalanka aragagixisad ee dalka Kenya ayaa rumaysan in ragaan yiiin kuwa gacan saar la leh aragaggixisadda lagana doon doonaayo dalalkood.XIGASHO DAILY NATION.