QADAR OO XOOG U ADEEGSATAY NIN U …
Dalka Qadar ayaa xoog u adeegsaday inuu bixiyo ganaax kumaan kun oo doolarka Maraykanka ah nin Kenyan ah una dhaqdhaqaaqo xuquuqda dadka u soo shaqa tegay dalka Qadar iyo inuu baabi’iyo xisaabtiisa uu ku leeyahay baraha bulshada ka hor inta uusan ka bixin dalka Qadar sida laga soo xigtay kooxaha u dhaqdhaqaaqo xuquuqda aadanaha. Macolm Bidali oo ah nin Kenyan ah ayaa ka soo baxay dalka Qadar maalintii Talaadada ka dib markii lagu haayey meel xabsi ah kaligiis muddo dhan seddex todobaad isagoo aaney jirin wax dembi ah oo loo haysto.XIGASHO MEE.