QRAMADA MIDOOBAY OO KA HADASHAY…

VOLKER TURK.

(RAMALLAH)-Madaxa gudiga Qaramada Midoobay u qaabilsan Xuquuqul Insaanka Volker Turk ayaa Israel uga digay ineey go’aan ku gaarto ineey bixiso shatiyaal lagu qaadan karo Hub,Volker ayaa arrintaan ku tilmaamay ineey tahay mideey ka dhallan karaan iska horimaadyo dhexmara Isreal iyo Falastiin. “Qorshaha ey xukuumadda Israel ku dedejinayso isla markaasne ku balaarinayso bixinta Shatiyada hubka eyna dhinac socoto dhiirigelin dad reer Israel loogu yeeraayo ineey qaataan hubka iskana difaacaan Falastiiniyiinta,waa tan kaliyah ee horseedi karta inuu daato dhiig fara badan” sidaas waxaa yiro Volker Turk.

ISHA WARKA AA.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

MAANTA OO BOSNIA LAGA XUSAY…

Next
Next

KENYA: ASKERI LAGU XUKUMAY DIL…