KENYA: ASKERI LAGU XUKUMAY DIL…

MAXKAMADA KENYA.

(NAIROBI)-Sarkaal hore oo ka tirsanaay ciidamadda Booliska dalka Kenya ayaa maanta oo Jimca ah waxaa lagu xukumay dil toogaaha ah ka dib markii uu dilay nin Qareen ah una dooda Xuquuqda Aadanaha lana yiraahdo Willie Kimani iyo laba kale. Laba sarkaal oo kale iyo qof shacab ah oo la shaqeeyo Booliska ayaa sidoo kale qeyb ka ahaay dilka Qareenka oo dhacay Juun-2016-kii,dilka ayaa waxa uu ka dhacay Kimani sidaas waxaa sheegay Qareenkiisa iyo darawalkii weday Tagsigii uu saarnaay Qareenkii la dilay.

ISHA WARKA AA.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

QRAMADA MIDOOBAY OO KA HADASHAY…

Next
Next

TAHRIIBAYAAL KU DHUMAY BADDA MIDITERENIYANKA.