MAANTA OO BOSNIA LAGA XUSAY…

BOSNIA.

(BELGRADE)-Dadka reer Bosnia ayaa maanta oo Axad ah isugu soo baxay xusidii sannad guuradii 29-aad ee ka soo wareegtay xasuuqii ka dhacay Bosnia sannadkii 1994-tii,xasuuqa ka dhacay Bosnia ayaa waxaa ku geeriyooday dad gaaraayo 68-qofood waxaane ku dhaawacmay 150-qofood oo kale. Xasuuqa ayaa waxa uu ka dhacay Markale Marketplace,waane xasuuqii ugu dhiig daadasho badnaay inta la xusuusto,weerarkaan dadka faraha badan lagu xasuuqay ayaa waxaa gaystay xoogaga Serbiyiinta reer Bosnia waqtigii uu socday dagaalkii Sarayeefo kaaso soo bilawday Abriil-1992-dii ilaa Disembat-1995-tii.

ISHA WARKA AA.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

MADAXWEYNIHI HORE EE BAKISTAN OO GEERIYODAY.

Next
Next

QRAMADA MIDOOBAY OO KA HADASHAY…