MADAXWEYNIHI HORE EE BAKISTAN OO GEERIYODAY.

GEN.PERVEZ MUSHARRAF.

(ISLAMABAD)-Dalka Bakistan waxa uu ka mid yahay dalalka haysta hubka Nuclear-ka waane dal ka tirsan ururka Islaamka,dalka Bakistaan ayaa xuduud la leh dalalka Hiniya iyo Afgaanistaan waxa eyna colaad ba’ani kala dhexeysaa dalka Hiniya oo isna haysta Hubka Nuclear-ka waxa eyna labadaan dal isku hayaan degaanka Kashmiir oo dadka degan 100% ey yihiin Muslimiin. Hadaba Gen.Pervez Musharraf oo xukunka dalka Bakistaan ku qabsaday afgembi aan dhiig ku daadan ugu dambayntiina iska diiday inuu kaalmeeyo dawladda Maraykanka dagaalkii dalka Afgaanistaan dagaalkaaso looga soo horjeeday kooxda Taalibaan ee hadda haysata talada dalka Afgaanistaan,Gen.Pervez Musharraf oo 79-jir ah mudane ku xanuunsanaay dalka Imaaraatka Carabta ayaa maanta oo Axad ah ku geeriyoodaas dalkaasi Imaaraatka carabta,sidaas waxaa sheegtay xukuumadda dalka Bakistaan.

ISHA WARKA AP.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

DHUL GARIIR KU DHUFTAY TURKIGA.

Next
Next

MAANTA OO BOSNIA LAGA XUSAY…