DHUL GARIIR KU DHUFTAY TURKIGA.
DHULGARIIR.
(ISTANBUL)-Xafiiska Qaramada Midoobay u qaabilsan isku duwidda arrimaha bani’adanimada(UNOCHA) ayaa maanta oo Isniin ah sheegay in kooxdiisa gargaarka dedega ah ey diyaar u yihiin in loo qaado gobolka uu dhuftay dhulgariirka ee dalalka Turkiga iyo Suuriya. “Si aad ah ayaan uga naxnay burburka uu gaystay dhulgariirka ku dhuftay Turkiga iyo Suuriya ayadoo uu dhulkaasi ka jiro qabaw aad u ba’an”sidaas waxaa bartooda Twitter-ka ku qoray UNOCHA. Dadka la sheegay ineey ku dhinteen dhulgariirka ayaa garayo 1,498-qofood waxaane ku dhaawacantay 8,533-qofood oo kale.
ISHA WARKA AA.