QM OO KA HADASHAY ARRINTA LAASCAANOOD.

QARAMADA MIDOOBAY.

(AFP)-Qramada Midoobay ayaa maanta oo Talaada ah sheegtay ineey ugu yaraan dhinteen 20-qofood ka dib markii uu iska horimaad dhexmaray ciidamadda amaanka ee Soomaaliland iyo maleeshiyaad hubaysan kana tirsan qabiil degan degmada Laascaanood ee gobolka Sool Waqooyiga dalka Soomaaliya,waxaane horay u soo dhacay dagaal la mida kan shalay oo Isniin ahayd dhacay waxaane lagu baaqay in la sameeyo baaritaan. “Ugu yaraan waxaa dhintay 20-qofood waxaane dhaawacmay 119-qofood oo kale gudaha magaaladda Laascaanood ee gobolka Sool,dadka dhinta ayaa waxaa ka mid ah caruur,waxa uuna dagaalka u dhexeeyaa ciidamadda amaanka Somaliland iyo maleeshiyaad qabiil oo hubaysan”sidaas waxaa sheegay Madaxa golaha Qaramada Midoobay u qaabilsan Xuqqul Insaanka”Volker Turk.

ISHA WARKA AFP.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

CANUG DHALLAN MAALMO OO LAGA SOO SAARAY….

Next
Next

DHUL GARIIR KU DHUFTAY TURKIGA.