CANUG DHALLAN MAALMO OO LAGA SOO SAARAY….

SAWIRKA CANUGTII ALLE KA BADBADIYEY DHULGARIIRKII SHALAY.

(ISTANBUL)-Hayadaha gargaarka ee dadaalka ugu jiro sidii loo soo badbaadin lahaay dadka weli ku hoos jiro burburka dhismayaasha ayaa soo sheegay maanta oo Talaada ah in la soo badbaadiyey dad gaaraayo ilaa 6,200-qofood,dadka degaanka ee ka badbaaday dhulgariirka ayaa hadda la il daran qabaw aad u xun waxa eyna shitaan dab si ey uga helaan kulayl. Hayadaha gargaarka ee ku hawlan soo samata bixinta dadka ku hoos jiro dhismayaasha dumay ayaa soo helay gabar yar oo goor dhaw dhalatay taaso weli ey xudunteedu dhaawac tahay,gebertaan ayey hooyadeed geeriyootay shalay oo Isniin ahayd markii uu dhacay dhulgariirka sida ey sheegeen hayadaha samafalka.

ISHA WRKA BRONE.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

DALALKA KHALIIJKA OO TARTAN UGU JIRO…

Next
Next

QM OO KA HADASHAY ARRINTA LAASCAANOOD.