DALALKA KHALIIJKA OO TARTAN UGU JIRO…

BANGIGA DHEXE EE MASAR.

(QAHIRO)-Dalka Masar iyo seddex dal oo kale kana tirsan wadamadda Khaliijka waxa ey cunaqabateyn saareen dalka Qadar ayagoo ku edeyey inuu yahay dal la shaqeysto Argagixisada walaw eysan keenin wax cadeyn ah oo muujinaayo arrintaas,hadaba dalka Masar oo hadda ku jiro xaalad dhaqaale midii ugu xumayd ayaa waxa uu bilaabay inuu gacanta u haadiyo dalalka Carabta iyo kuwa ajaanib ah si ey maalgashi ugu sameeyaan dalkiisa,waxaane arrintaan u sharaxnaay dalalka Imaaraatka Carabta iyo Sacuudiga laakinse hadda waxaa ku soo biiray dalka Qadar oo isna raba inuu maalgashi ku sameeysto dalka Masar. In dawladdo Carbeed iyo kuwa Ajanib ah maalgashadaan dalka Masar waa u fursad u tahay shacabka reer Masar oo u badan Mutacalimiin,waayo shaqo abuur badan ayaa halkaas uga imaanaayo dadka reer Masar.

ISHA WARKA ARABIC.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

ISRAEL OO DISHAY CARUUR REER FALASTIIN AH.

Next
Next

CANUG DHALLAN MAALMO OO LAGA SOO SAARAY….