QAXOOTI SUURIYAN AH OO DIB LOO SOO…
(BEIRUT)-Dalka Libnaan ayaa sheegay maanta oo khamiis ah inuu sugayo amniga qaxootiga reer Suuriya oo dib loogu celinaayo dalkooda hooyo qaxootigaaso si aan qasan ahayn ugu laabanaayo dalkiisa Suuriya.Dadkaan qaxootiga ah kana soo baxay dalka Libnaan ayaa tiradooda lagu sheegay ineey dhan yihiin 511-qofood waxaane soo celintooda isku soo dubariday hayadda qaxootiga caalamiga ah ee UNHCR,qaxootigaan ayaa lagu soo daad gureeyey baabuur eey leedahay hayadda Qaxootiga adduunka(UNHCR).
ISHA WARKA AA.