MAXAA KA QALDAN XAFIISKA REYSAL WASAARAHA?
HODAN OSMAN ABDI.
(MUQDISHO)-Tan iyo markii la magacaabay RW-Xamsa Cabdi Barre waxaa si xawli ah u dhinac socday magacaabis kale uu sameeynayey RW-Xamsa taaso ah inuu magacabayey la Taliyeyaal kala gedisan kuwaso qaar ka mida ey xafiiska horay u sii joogeen qaarne ey cusub yihiin. Hodan Cismaan Cabdi oo ah Xaaska Wsasiirkii hore ee Qorshaynta Qaranka Jamaal ee Xukuumadii Farmaajo ayaa waxa ey ka mid tahay la Taliyeyaasha RW-Xamsa,Hodan ayaa waxa ey kaalin muuqata ku leheed heshiis dhexmaray shirkad laga leeyahay dalka Shiinaha iyo Wasraaradda Kalluumaysiga DFS ee waqtigaas,Hodan oo sida la sheegay wax ku soo baratay dalka Shiinaha hadana ka mid ah shaqaalaha xafiiska RW-Xamsa ayaa la soo sheegayaa ineey sameeysay xadgudub dhinaca shaqada ah ka dib markii eey heshiis la soo gahsay shirkad Shiinees ah iyo ineey rabto in dalkaan laga eryo wadamadda reer Galbeedka ee uu ugu horeeyo Maraykanka,hadaba maanta oo Arbaca ah ayaa waxaa qoraal dheer oo ka hadlaayo arrintas waxa uu ku soo baxay bog ka mida bogaga ka faalooda arrimaha Soomaalida.
ISHA WARKA WARQAAD.