SARKAAL SARE OO KATIRSANAAY…..

QADAR NIN U SHAQEYNAAYEY OO LAGU DHEGAN YAHAY.

(USA)-Sarkaal hore oo ka tirsanaay hayadda sirdoonka dibadda ee dalkaasi Maraykanka(CIA) kaaso u shaqeynaayey dalka Qadar si loogu qabto tartanka koobka kubadda cagta adduunka ee sannadkaan-2022-ka ayaa hadda waxaa baaris qoto dheer ku haayo hayadda sirdoonka gudaha ee dalka Maraykanka(FBI). Dukumentiyo cusub oo la helay ayaa muujinaayo inuu si qarsoodi ah shaqo ugu qabtay dalka Qadar taaso ku saabsaneyd koobka kubadda cagta adduunka-2022-ka dhinaca kalane raad ku yeelanaysay siyaasadda dalka Maraykanka sida eey baaritaan ku ogaatay Wakaaladda Wararka faafiso ee Associated Press(AP).

ISHA WARKA AP.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

ARDAY MINDI KU DHUFTAY ARDAY KALE…

Next
Next

QAXOOTI SUURIYAN AH OO DIB LOO SOO…