QAXOOTI SOOMAALIYEED OO GAAJO IYO CUDUR UGU DHINTAY….

thumbs_b_c_988302e1f7b3d795443bcc1a228c0796.jpeg

Wargayska Anadolu ee dalka Turkiga ayaa maanta qoray in dad soomaaliyeed oo qaxootinimo ku joogo dalka Ugaandha ineey u dhinteen gaajo iyo cudurka Covid-19,waxaane arrintaas wargayska kala hadlay jaaliyadda soomaaliyeed ee ku sugan dalka Ugaandha oo sheehay ineey diyaar u yihiin ineey kaalmeeyaan walaalahooda dhibaateeysan kuna sugan dalka Ugaandha balse waxa eey jaaliyaddu sheegtay in dhibaato ka taagan tahay dhinaca socodka oo wxaa reeban isu socodka dalka ugaandha.

Ugu yaraan waxaa gaajo iyo cudurka Covid-19 dalka Ugaandha ugu geeriyooday toban qofood oo qaxooti soomaaliyeed ah labadaii asbuuc ee la soo dhaafay,qaxootigaan ayaan wax kaalmo ah ka helin dawladda Ugaandha sidaas darteedna daryeel la’aan u dhintay.ISHA WARKA ANADOL

RIIX HALKAAN.

Previous
Previous

RUUSHKA OO LA YAABAY ISKU DAYGA…

Next
Next

SOOMAALI-NOORWEY LAGU XIRAY NOORWEEY.