RUUSHKA OO LA YAABAY ISKU DAYGA…

Bahraini-Foreign-Minister-Abdullatif-bin-Rashid-al-Zayani-visits-Moscow_8.jpeg

Wasiirka arrimaha dibadda Ruushka Sergy Lavrov ayaa diiday isku dayga la iskugu xiraayo kaalmadda ruushku siiyo dawladda itoobiya ee farsamadda ciidamadda ah iyo dhismaha biya xireenka,Ruushka yaa sheegay inaan la siyaasadeen arrinta biya xireenka si looga hortago ineey sabab u noqoto in xiisadda u dhexeeyso dawladaha Itoobiya,Masar iyo Suudaan eey sii kacdo arrintuna faraha ka baxdo.

War ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda ruushka ayaa lagu sheegay in kala duwanaashadda u dhexeeyso dawladaha seddexda ah in lagu xaliyo baaqii lagu soo saaray casimadda Suudaan sannadkii 2015-kii ka soo gadaal eey ka taagneeyd midawga afrika. XIGASHO MIDDLE EAST MONITOR.

RIIX HALKAAN.

Previous
Previous

KANADA OO QAADEYSO …

Next
Next

QAXOOTI SOOMAALIYEED OO GAAJO IYO CUDUR UGU DHINTAY….