SOOMAALI-NOORWEY LAGU XIRAY NOORWEEY.

photo-1593672755342-741a7f868732.jpeg

48-Jir Soomaali-Noorweey ah ayaa lagu xiray dalkaas Noorweey ka dib markii lagu eedeeyey inuu lacag sharci darra ah oo dhan 422-milyan oo lacag Noorweey ah una dhiganta $ 48,868,550 inuu u kala xawilay caasimadaha dalalka iskaandineefiyaanka(Sweden,Denmark,Finland,Norway),booliska ayaa sheegay in ninkaan Noorweey ka diray lacag kaash ah oo dhan $ 71,449,989 inta u dhexeeysay 2015-kii ilaa 2018-kii lacagtaas ayey boolisku sheegeen ineey ahayd mid sharci darra ah. ISHA WARKA HOL.

RIIX HALKAAN.

Previous
Previous

QAXOOTI SOOMAALIYEED OO GAAJO IYO CUDUR UGU DHINTAY….

Next
Next

54-DAL AAN LAGU TEGI KARIN BAASABOORKA KENYA.