QARAXII LABAAD OO KA DHACAY AFGANISTAAN-2023.

QARAXII KABUL.

(KABUL)-Qarax ayaa waxa uu ka dhacay agagaarka Wasaaradda Arrimaha Dibadda dalka Afgaanistaan ee magaaladda caasimadda ah ee Kabul maanta oo Arbaca ah,qarax ayaa waxaa ku geeriyooday shan qofood waxaane ku dhaawacmay in kale,sidaas waxaa sheegay afhayeenka booliska Taliban. Qaraxaan ayaa waxa uu noqonayaa kii labaad oo ka dhaca dalka Afgaanistaan tan iyo markii uu curtay sannadka-2023-ka. Ma jirto koox sheegatay in ayada ey ka dambayso qaraxa dhacay maanta balse waxaa loo maleyanayaan ineey ka dambeeyaan kooxda Daacish ee gobolka Khorasan.

ISHA WARKA AP.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

IRAAN OO DIL KU XUKUNTAY SARKAAL U BASAASAYEY M16.

Next
Next

8-QOFOOD OO U DHASHAY DALKA CROATIA OO…