8-QOFOOD OO U DHASHAY DALKA CROATIA OO…

8-DA QOFOOD EE U DHASHAY CROATIA.

(ZAMBIA)-Sideed qofood uu u dhashay dalka Korowaatiya ayaa lagu waayey dembi loo haystay kaaso ahaay ineey tahriibinaayeen caruur gudaha dalka Zambia sida uu sheegay qaaliga qaado dembiyadda fudud ee maxkamada Ndola ee dalka Zambia. Sideeda qofood ayaa lagu kala magacaabaa”Damir Magic-44-jir ah,Nadic Magic-45-jir ah,Zoran Sabosic-52-jir ah,Azra Imamovic sabosic-41-jir ah,Ladislav Persic-42-jir ah,Aleskandara Persic-40-jir ah,Noah Kraljevic-45-jir ah iyo Ivona Kraljevic-46-jir ah. Sideedaan qofood ayaa waxaa lagu qabtay caruur yaryar oo laga keenay dalka Koongo Dimuqaraadi waxa eyna rabeen sida la soo sheegay ineey ayaga korsadaan.

ISHA WARKA AP.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

QARAXII LABAAD OO KA DHACAY AFGANISTAAN-2023.

Next
Next

6-QOFOOD OO LAGU DHAAWACAY WEERAR KA…