QARAX HADDA KA DHACAY PAKISTAN.

ASKAR PAKISTAN AH.

(KARACHI)-Ugu yaraan hal qof oo dumar ah ayaa ku dhimatay waxaane ugu yaraan ku dhaawacmay 11-qofood oo kale ka dib markii uu qarax ka dhacay magaaladda ganacsiga ee dalka Pakistan”KARACHI”galabnimadii maanta oo Isniin ah(16/5/22)-ka,qaraxaan ayaa ah kii labaad oo ka dhaca dalka Pakistan mudo todobaad gudihiisa ah,qaraxaan ayaa la soo sheegay inuu ka dhacay goob lagu iibiyo dharka si aad ah dadku ugu badan yahay kuna taalo G/koonfureed ee Sharjeel kharl sida uu sheegay taliyaha booliska. War laga soo xigtay masuuliyiin reer Pakistan ah qaraxa ayaa ahaay mid lagu xiray Bushkaleeti oo lala beegsaday baabbuur eey lahaayeen ciidamadda booliska waxaane dadka dhaawacmay ka mida seddex askeri kana tirsan ciidamadda booliska,mana eey jirto koox sheegatay in ayadu ka dambayso qaraxa maanta dhacay.

ISHA WARKA WAKALADO.

HALKAAN KA SII AKHRISO.

Previous
Previous

IRAAN OO XIRTAY BARE JAAMICADEED.

Next
Next

DIL IYO KUFSI KA DHACAY DALKA BURKINO FASO.