IRAAN OO XIRTAY BARE JAAMICADEED.
(TEHRAN-IRAN)-Sida eey sheegtay dawladda Iraan waxaa xabsiga loo taxaabay bare jaamicadeed kaaso lagu tuhmaayo arrimo la xiriiro dhinaca amniga,barahaan Jaamicadeed ayey dawladda Iraan ku tuhmaysaa inuu xiriiro dawladdo shisheeye waxaa sidaan daabacay wakaaladda wararka ee Mehr News kuna dhaw dawladda Iraan. Wakaaladda wararka Mehr News ayaa sheegtay magaca baraha Jaamicadeed ee la xiray waane Prof.Saciid Madani laakinse wakaaladda Mehr News ma eeysan sheegin goorta iyo goobta lagu xiray Prof.Sacii Madani balse wararka qaar ayaa sheegaayo in xiriga Prof.Saciid Madani lala xiriirinaayo inuu sameyey isku xir dawlado ajnabi ah iyo kuwa gudaha dalka Iraan ka wada dhaqdhaqaaqa lagu diidan yahay xukuumadda.
ISHA MEHR NEWS.