DIL IYO KUFSI KA DHACAY DALKA BURKINO FASO.
(UWAGADUGO)-Falal arxan darro ah oo baahay ayaa ka dhacay dalka Burkino Faso,25-dumar da’a ah ayaa laga afduubtay guryahooda waxaane lagu xirtay meel ka dibne waa la kufsaday waxaane sidaas sameeyey koox Jihadiste ah gacan saarne la leh Kooxaha Daacish iyo Al-Qaacida,halka haween kale iyo cauurtooda ayagana meel lagu haysto. Ilmaha oo la askareeyo,tuulooyinka oo la boobo,dumarkoo kufsi iyo dil la isugu darro si eeysan u sheegin kuwa soo weeraary ayaa meydadkooda looga tegay wadooyinka.
ISHA WARKA AP.