JOE BIDEN OO SAXIIXAY IN CIIDAMO LA GEEYO SOOMAALIYA.

(USA)-Madaxweynaha dalka Maraykanka Joe Biden ayaa maanta oo Isniin ah(16/5/22)-ka saxiixay in dalka Soomaaliya la geeyo boqolaal ciidamadda Maraykanka ah si eey tababar u siiyaan ciidamadda Soomaalida isla markaasne qeyb uga qaataan la dagaalanka kooxda Alshabaab. Hogaamiyeyaasha cidamadda dalkaas Maraykanka ayaa dadaalka Biden ku sheegay inuu yahay mid xayiraad ka qaadayo ciidamddii uu Madaxweyne Trump uu horay uga soo saaray dlak Soomaaliya.

ISHA WARKA AP.

HALKAAN KA SII AKHRISO.

Previous
Previous

DIL IYO KUFSI KA DHACAY DALKA BURKINO FASO.

Next
Next

SOOMAALIYA OO YEELATAY MADAXWEYNIHII 10-AAD.