QARAMADDA MIDOOBAY OO U JAWAABTAY ITOOBIYA.

1000 (7).jpeg

(UNITED NATION):Qaramadda midoobay oo ka jawaabayso hadalkii shalay ka soo yeeray dawladda Itoobiya kaaso ahaay in dalkeeda eey isaga baxaan todobo qofood kana tirsan shaqaalaha qaramadda midoobay muddo dhan seddex maalmood(72)-saac,qaramadda midoobay ayaa sheegtay in dalka Itoobay uusan xaq u lahayn inuu eryo todobo sarkaal kana tirsan shaqaalaha qaramadda midoobay. Xoghayaha qaramadda midoobay Guterres ayaa yiri”Ugu yaraan 5.2-milyanoo qofood kuna sugan gobolka Tigray ayaa u baahan kaalmo bani’aadanimo kuwasoo eey ku jiraan 400,000-qofood kuna suga xaalad cunto yari ba’an,nafaqa yaridda hadda haysata caruurta Tigray ayaa la heer tii ka dhacday Soomaaliya sannadkii 2011-kii.

Ku xigenka afhayeenka qaramadda midoobay Farxaan Xaaq ayaa sheegay in xoghayaha qaramadda midoobay Guterres u sheegay RW-raha Itoobiya Aby Axmed in qaramadda midoobay tahay mid muddo soo jirtay sharcina yahay booskeeda,mabda’a ah qofaan la rabin”persona non grata” ama aan la soo dhaweyneyn(unwelcome) ma aha mid lagu dhabaqi karo shaqaalaha qaramadda midoobay waane mid ka dhexeeeyo dawladaha.”XIGASHO AP.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

QRAMADDA MIDOOBAY OO SHEEGTAY INEEY DHINTEEN IN KA BADAN 20,000 MUHAJIR.

Next
Next

DALKA FARANSIISKA: NIN 35-SANO DAD DILAAY OO LA HELAY ISAGOO MEYD AH.