QARAMADA MIDOOBAY OO BAARI DOONTA DALKA….

HARAAGII HUBKII LA ISTICMAALAY.

(GENEVA)-Khubaro ka socoto Qaramada Midoobay ayaa codsatay in si deg deg ah baaritaan madax banaan loogu sameeyo xadgudbyada qeyaxan ee loo gaystay bani’aadanka iyo suuragalnimada in la galay dembiyo dagaal ey ku kaceen ciidamadda dalka Maali iyo kooxda Calooshood u shaqeystayasha ah ee Wagner. Khubarada Qaramada Midoobay ayaa sheegtay marka laga soo bilaabo sannadkii 2021-kii waxa ey si isdaba joog ah u helayeen qeyladhaan iyo baaqyo ku aadan isla xisaabtan wixii dhacay sida dilal argagax leh,Qubuuro wadareed,Jirdil,Kufsi,Xadgudub Galmo,Bililiqeysi,Xabsi aan laga fiirsan,Dad xoog lagu watay welina la la’ayahay.

ISHA WARKA AA.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

SHIRKII WADAMADA SAFKA HORE IYO SOMALIYA OO…

Next
Next

SHEEKH ADAN MADOOBE OO SHIR GUDOOMIYEY..