SHEEKH ADAN MADOOBE OO SHIR GUDOOMIYEY..
SHIRKA GHOLAHA WASIIRADDA KGS.
(BAYDHABO)-Magaaladda Baydhabo oo hadda ah Caasimadda ku meel gaarka ah ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya(KGS) ayaa maanta waxaa ka dhacay shirkii Golaha Wasiirada KGS shirkaan ayaa waxaa shir gudoominaayey Gudoomiyaha Golaha shacabka Sheekh Aadan Madoobe. Shirka ayaa looga hadlay arrimo la xiriiro dib u heshiisiinta maalmahaanba ka socotay maamulka KGS,si looga mira dhalliyo wada hadaladda uu garwadeenka ka yahay Sheekh Adan Madoobe, waxa uuna Sheekha Golaha kala hadlay sidii arrintaan loo dedejin lahaay.
ISHA WARKA SONNA.