SHIRKII WADAMADA SAFKA HORE IYO SOMALIYA OO…

HOGAAMIYEYAASHA AFAR DAL.

(MUQDISHO)-Labadii maalmood ee la soo dhaafay waxaa dalka Soomaaliya caasimadiisa Muqdisho ku soo qulqulaayey wafuud ka kala socoto dalalka deriska la ah Soomaaliya kuwaaso Soomaaliya ey ka joogaan ciidamo nabad ilaalin ah.Madaxweynayaasha Kenya Mr.Ruto iyo Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele,Raysal Wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed ayaa shirka goob joog ka ahaay waxa eyna soo saareen warmurtiyeed.

ISHA WARKA SONNA.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

XIRIIRKA KUBADA CAGTA AFRIKA(CAF) OO SOO SAARAY…

Next
Next

QARAMADA MIDOOBAY OO BAARI DOONTA DALKA….