PUNTLAND MAKA BADBAADI DOONTAA DAGAAL KALE?
(SAWIRKA)-MUCAARADKA PUNTLAND.
(GARAWE)-Wararka laga helaayo caasimadda Maamulka Puntland ee Garawe ayaa sheegaayo in halkaasi uu ka taagan yahay muran aad u xoogan sababi karana gacan ka hadal dhexmara siyaasiyiinta isku haayo hogaanka Puntland. hinacyada isku haayo Puntland ee kala ah Maamulka uu higaamiyo MW-Deni iyo mucaardka xildoonka ah isuna raba iney qabtaan xilka ugu sareeyo maamulka Puntland. Arrinta la isku mari la’ayahay ayaa ah tirada Xildhibaanadda ee baarlamaanka cusub Puntland,MW-Deni iyo koxdiisa ayaa ku dhegan in tirada Xildhibaanada laga dhigo 66-Xildhibaan halka Mucaaradku ey taasi diidan yihiin rabaane in laga dhigo 49-Xildhibaan meeshana laga saaro 17-kii Xildhibaan ee ka soo jeeday SSC-Khatumo.
ISHA hIIRAAN ONLINE.